Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya oo wado qorsho lagu hergelinayo Bangiga dhiiga ee Soomaaliya

0
241
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay guddiga arrimaha bulshada ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here