Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Kulankaan oo la Qabto Sadaxdii bilbo Mar ayaa waxaa lagu Eegaa waxyabihii u Qabsoomay wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Hey`
adaha Bahwadaagta la ah wasaaradda waxaana kulankaan kasoo qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Jubbaland shaqalaha iyo madax waaxeedyada Wasaaradda iyo Hey
`adaha wasaaradda ka taageera hormarinta Adeeyadda Caafimaadka Deegaanka Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.