Wasaarada Biyaha Galmudug oo Ceel-biyood ka hirgaliyay deegaanka Ximcade Gobolka Mudug

0
61

Mas’uuliyiin kasocday  Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa xariga ka jaray Ceel-biyood laga hirgaliyay deegaanka Ximcade ee Gobolka Mudug kaas oo ey maal gilisay markaska binu salman ee boqortoyada sucudi carabiya isla markana ey fulineysay hay, ada samsam ugu horeen qaar kamida bulshada degaanka ayaa u mahad celiyay cidkasta oo gacan kagesatay hirgilinta ceel biyoodkan iyagona sheegay ineey baahi weyn u qabeen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here