Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay dib u dheceen roobabki la sugaayay dabayaaqada sanadkan ayaa waxaa sameyn kala kulmay bulshada xoola dhaqatada ee kunool deegaanada Jubbaland iyadoo maalmihii lasoo dhaafay biya la’aan xoogan laga soo sheegaayay deegaana iyo degmooyin ka tirsan Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.