Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha dowladda Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland iyo Masuuliyiin kakala socday Hay’adda FAO iyo ifat ayaa siwadajira Magaalada Kismaayo uga Dahfuray Mashruuca RLRP oo fulintisa u kabilabanayo deganada Jubbaland.
Dahfurka Mashruuca ayaa waxa Kaqeeb Wasaradaha Bahwadagta la ah Wasaaradda Beeraha Jubbaland Sida Wasarada Deganka iyo Isbedelka cimilada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Masuuliyiin Kakala Socotay Hay’addaha Ifat iyo FAO.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.