Wasaarada Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta KG oo Shaacisay Qabashad Tartanka Qur’aanka Bisha Ramadaan

0
116

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasarada diinta iyo Awqaafta ee dowlada goboleedka koonfur galbeed Soomaliya oo qabtey shirj araa’id ayaa shaaciyay tartarnka qur’aanka kariimka ee bisha Ramadaan oo ay si guud ah uga mideysan yihiin sedaxada gobol ee Dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaliya, waxaana sanadkaan Tartanka taabagelin doona madaxaweynaha dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen.

Agaasimaha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Koonfur Galbeed Soomaaliya Mubaarag Cabdisalaan Xaaji ayaa ka hadlay muhiimada shirka Jaraa’id ee Wasaaraddu qabatay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here