Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubbaland oo kulan la qaadatay Culimada Kismaayo

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha diinta Jubbaland ayaa kulan bishiiba mar la qabto la qaadatay culimada kunool magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here