Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay tababar socon doona ku dhawaad Labo isbuuc kaas oo ay u qabatay shaqaalaha dagmada kismaayo waaxaheeda kala duwan iyo sidoo kale shaqaalaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.