Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo soo gaba-gabeesay kulanka ansixinta qorshaha hormarinta degmada Afmadoow

0
200

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku soo Gabagabeysay kulanka ansaxinta Qorshaha Hormarinta Dagmada Afmadoow Kaas oo mudo Laba maalina socday.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here