Wasaaaradda Dastuurka Jubbaland oo Tababar ku qabatay Kismaayo

0
319
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaarada arrimaha dastuurka Jubbaland oo kaashaneysa wasaarada arrimaha gudaha dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya  ayaa maanta tababar ka furay magaalada kismaayo,tababarka ayaa ku saabsanaa hanaanka dhab u heshiisiinta qaran ee dalka waxa uuuna  socon doono mudo labo maalin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here