Warshad Shiidi doonto Yaanyada oo Kismaayo Laga furay

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Jubbaland, Mudane Cabdi Wahaab Axmed Cusmaan, ayaa dhawaan magaalada Kismaayo ka daahfuray warshad cusub oo loogu talagalay in ay farsamayso yaanyada, gaar ahaan in laga sameeyo yaanyo gasacadaysan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here