Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wariyuhu wUxuu u gudbiyaa bulshada xaqiiqda ku saabsan dhacdooyinka iyo xaaladaha jira ee noloshooda ku saabsan iyo siinta fursado ay kaga dooddaan arrimahooda waxuuna ka mid yahay tiirarka ay bulshada ku tiirsan tahay
Gudomiyaha ururka Suxufiinta Jubbaland Khadar Iman Dhaqane oo aan ku booqaday Xafiiskiisa ayaa waxuu siyaabo kale duwan uga hadlay sida ay wariyeyasha ugu hiilan yihiin in ay bulshadu gaarsiiyaan warar ku saleesan xaqiiqada , isgoona dhanka kale ugu baqay suxufiinta ka howgalo Jubbaland in ay iska ilaaliyaan waxyabaha bulshada iska horgeeni kara.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.