Wariyayaal Tababar loogu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo

0
311

Kismaayo(Idaacadda Waamo)12 Wariye ayaa Tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo,kaas lagu baranayay doorka Wariyaha xiliga uu jiro Caabuqa Covid-19,waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here