Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubaland ayaa magaalada Kismaayo kulan wadatashi ah uga furtay wariyeyaal ka kala tirsan warbaahinta dowliga ah iyo tan madaxa banaan, taas oo lagu hormarinayo hindisaha xeerka qabyada ah ee Saxaafada Jubaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.