Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa tababar ugu soo xirtay magaalada kismaayo wariyaal ka kala yimid gobalada dalka kuwaas oo la barayey samayta wararka iyo sheekooyinka waxtarka u leh bulshada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.