Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waaxda Farsamada Gacanta ee Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa uu ka hadlay Ahmiyadda ay leedahay Farsamada Gacanta,isagoona ka sheekeeyay heerarkii kala duwanaa ee Farsamada Gacanta ee dalka.
Wariyaheena Cabdinuur Samriye ayaa wareysigaan la yeeshay.