Wareega koowaad tartanka Iskuulada Kismaayo oo la soo gabagabeeyay

0
8
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu gabgabayay Wareega kowad ee Tartanka Iskulada Kismaayo iyo Deeganada Hoos yimado
Tartanka ayaa waxaa wareega Kowaad ciyaaray iskuulada Low Jubba iyo Iskuulka Darsulam kuwaas oo ay soo bandhigeen ciyaar xiis leh oo ay u soo dawaasho tageen masuuliinta ka tirsan wasarada ciyaarah dowlada Goboleedka Jubbaland , gudomiyaha ciyaarah Degmada Kismaayo , ardey ka socotay labada iskuula iyo qeybaha kale duwan ee bulshada
kulanka ayaa waxuu ku soo dhamaday Sadex iyo labo oo ay guusha ku raacaday iskuulka Low Jubba.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here