Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Kismaayo ayaa martigelisay ciyaar xiiso iyo xamaasad leh oo u dhexeysay laba ka mid ah naadiyada ugu awoodda badan Jubbaland: Naadiga JCCI iyo Naadiga Dakadaha, kuwaas oo ka qaybgalaya tartanka Jubaland Cup (FA).
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.