Warbixin:Xaawo Maxamed Maxamuud oo beerta dhirta Bulshadana ka sii iibisa

0
321

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhirta waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee nooluhu u bahan yahay,beeridda dhirta  waxay sare u qaadeysaa hormarka bilicda Deegaanka.

waxaa magaalada Kismaayo jira dhalinyaro ku beera dhirta  xarunta Tala-wadaag dhaxdeeda si ay uga iibsadaan bulshada Deegaanka ee u baahan in ay guryaha ku quraxsadaan.

Xawo Maxamed Maxamuud  waxaa ay ka mid tahay dadka ka Ganacsada dhirta lagu beero xarunta Tala-wadaag dhaxdeeda,waxay warbahinta Waamo uga warbixisay noocyada dhirta ay dadka ka iibiyaan.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here