Warbixin:Wiil Dhalinyaro oo si iskiis ah Gawaarida u kala hago

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-markaad maqashaan dhawaqa Firinbigaas Dadka qaar waxaa dhagahooda ku so dhacaayo koox Taraafiko ah oo wadada taagan,Isla markaana Baaburta kala hagaayo  ama Goob ay Ciyaar K asocoto,Jacfar Qaasim  waa  Wil Dhalinyaro ah oo Ku nool magaalada kismaayo,waxuu Idaacadda Waamo u shegay in uu shaqadaan uu hayo aysan Jirin Dowlad ama Koox uu Ka tirsanyahay oo Ka mid ah Laanta ilaalada  nabad galyada Wadoyinka magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here