Warbixin:Wiil Dhalinyaro ah oo ka Ganacsada Qaraha ama Xab-xabka

0
359

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Cabdiqaadir Maxamed Abuukar waa mid ka mid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada kismaayo ee iibiyo qaraha,waxaa uu ku Wareejiyaa Xaafadaha Magaalada Kismaayo ay ka Kooban tahay.

Cabdiqaadir Qaraha uu iibiyo ma ahan mid uu isagu soo saaro ee waa mid uu soo iibsado oo uu sii iibiyo, ka raadiyo nolol maalmeedka qoyskiisa
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here