Warbixin:Umulisooyinka ka howl-gala Isbitaalka Midnimo ee magaalada Kismaayo

0
325
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhakhaatiirta ayaa sheegaya in faa’iidada naas-nuujinta in aysan ku koobneyn dhallaanka ee sidoo kale ay u wanaagsantahay Hooyooyinka ilmaha nuujiya iyadoona ah Nafaqada kaliya ee ilamaha quutaan.
Fadumo Maxammed Cabdi waxaa ay ka shaqeysaa isbitaalka Midnimo ee Magaalada Kismaayo qeybta Hooyada iyo dhallaanka, waxayna iiga warbixineysaa qaabka ay Hooyooyinka uurka leh ay ula tacalaan.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here