Warbixinta:Maalinta Caalamiga ee Gabdhaha iyo Sayniska

0
344

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-11 bisha Labaad February ee Sanadkasta waxaa dunida laga xusaa maalinta Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka , Gabdhaha iyo Sayniska.

Ajendaha Horumarinta 2030 iyo 17 yoolalka Caalamiga ah, Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka , Gabdhaha ee Golaha Sayniska ayaa noqon doonta iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo qiimaha dhinacyada bulshada iyo dhinacyada dhaqanka ee Sayniska, Teknolojiyadda iyo Hal-abuurka si kor loogu qaado barnaamijyada horumarinta waarta.

Sayniska iyo sinnaanta labka iyo dhadigba waxay labaduba muhiim u yihiin gaaritaanka himilooyinka horumarineed ee caalamiga ah, oo ay kujiraan Ajendaha 2030 ee Hormarinta Waarta.

15-kii sano ee la soo dhaafay, bulshada caalamku waxay sameysay dadaal badan oo ku saabsan dhiirigelinta iyo ka-qeybgalka haweenka iyo gabdhaha sayniska, Hase yeeshe haweenka iyo gabdhaha ayaan wali si buuxda uga qayb galin sayniska.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here