Warbixin:Sallaxyada Kubadda cagta ku soo kordhaya magaalada Kismaayo

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo waxaa ku yaaallo Sallxyo lagu ciyaaro kubadda cagta oo ay dhalinyaro badan xiiseeyaan in ay ku ciyaaraan kubadda cagta.

Inta badan xilliyadii habeenkii iyo galbihii ayaa lagu ciyaaraa Sallaxa,waxaana u soo daawasho taga dhalinyaro jacel kubadda cagta.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here