Warbixin:Sababaha Gabdhaha aysan u dhameeystiran Waxbarashada

0
252
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxbarashada ayaa ah furaha nolasha,waalid kastana waxaa uu ku dadalaayaa caruurtiis inuu wax baro si mustaqabalkooda  uu u wanaagsanaado,tirada gabdhaha ee waxa ka barta dusgiyada ku yaalla magaalada kismaayo ayaa aad badan,hadana ma ahan kuwa dhameeysta  waxbarshadooda.
Gudomiyaha Waxbarashada Gobolka Jubbada Hoose Saalax Khalaf Xassan ayaa wuxuu Idacaadda Waamo uga warbixiyay waxyaabaha keenay hoos u dhaca waxbarashada Gabdhaha.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here