Warbixin:Saameyn noocee ah ayaa ka dhalan karto Buugaagta lagu barto Qur’aanka Kariimka

0
350

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dugsiyadda Qur’aanka kariimka waxaa barsamaadkii lugu baran jiray Loox kaa soo ay ardayda ku baran jiraan Qur’aanka,xiliyadii hore dugsiyada Qur’aanka sidaaas ayaa loogu baran jiray, balse waqtigaan  dugsiyadda ku yaalla magalooyinka dalka ayaa hataan waxay ku bartaan ardeyda barshada Qur’aanka kariimka buugaag.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here