Warbixin;Ninka ugu gaaban magaalada Kismaayo Maxamed Salaad Biikole

0
443

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Salaad oo ku magac dheer Biikole in uu yahay qofka ugu gaaban kismaayo ayaa waxa ay kadhigtay inuu ka mid noqdo dadka ugu caansan kismaayo Halkaana waa Guriga Uu ku noolyahay Dhageystayaal oo aan warbixintaan idinka soo tebin doono.

Iidle Aadan Degane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here