Warbixin,Naas Nuujinta Hooyafa iyo Caafimaadka Hooyada

0
270
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Naas-Nuujintu waxa ay door weyn ka qaadataa caafimaadka  Hooyada, waxaana ay ka hortagtaa cudurro badan oo ku dhici lahaa Hooyada, taasina waxa ay ku xidhan tahay sida joogtada ah, kuna haboon ee ay hooyo kastaaba u Nuujiso illmaheeda caanaha Naaska.
Abdinour Samriye ayaa Warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here