Warbixin:Muhiimada Waxbarashada ay u leedahay Gabdhaha

0
1259

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa Magaalada Kismaayo ku nool gabdho badan oo wax baratay isla markaana fahansan ahmiyada ay waxbarashadu leedahay,Hadaba qaar kamid ah gabdhaha wax bartay ayaan wax ka waydiinay muhiimada ay waxbarashadu u leedahay dumarka  iyo caqabadaha ay la kulmaan inta ay waxbarashada ku guda jiraan.

Waxaa warbixintaan inooga diyaarisay:Xamdi Maxamed Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here