Warbixin:Maxay Dumarka Saxafiyiinta ah uga dhex muuqan la’yihiin maamulada Warbaahinta?

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Gabdhaha wariyayaasha ah ayaa inta badan ka dhex muuqaan maamuladda Warbaahinada ay ka howl galaan,hadaba qaar ka mid ah Gabdhaha Saxafiyiinta ah ee ka howlgala magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay arimahaas.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here