Warbixin:Mac-hadka Tababarka Macallimiinta Jubbaland

0
300

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ardeyda ka soo baxay dugsiyada sare ee rabo in ay Macallimiin ka noqdaan iskuulada kale duwan ee ku yaalla magaalada kismaayo ayaa xaruntan tababarka Macalimiinta waxka barata.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here