Warbixin:Maalinta Saxaafada Adduunka

0
493
Kismaayo(Idaacadda Waamo) 3-da may sannad walba aduunka oo dhan waxaa laga xusaa maalinka saxaafada aduunka iyadoo la xasuusanaayo ilaalin xuriyatul qowlka warbaahinta maanta waa maalin u gaar ah wariyaasha aduunka oo dhan.
Magalaada kismaayo waxaa lagu qabtay munaasabad maalinkaan lagu wayneynayo oo ay ka qayb galay, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta Jubbalnd iyo wariyaasha ka howlgala Kismaayo Idaacadda Waamo ayaa u kuur gashay ahmiyada ay maalinkan u leedahay wariyaasha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka howl galo magaalada kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here