Warbixin:Maalinta Macalimiinta oo maanta Dunida laga xusayo

0
487

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanad kasta Maanta oo kale waxaa loo dabaaldegaa Maalinta Macallimiinta Adduunka oo ay qeyb ka yihiin kuwa soomaaliyeed  hal ku dhegga sanadkaan waxaa uu yahay Macallimiintu waa Hoggaaminta horimarka iyo dib u milicsiga mustaqbalka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Axmed Cismaan Siyaax ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay ahmiyadda ay maalintaan u leedahay macalimiinta isagoona sheegay in aysan jirin maalin malintaan ka mudan in la xuso.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here