Warbixin:Maalinta Caalamiga ee Dadka Waayeelka ah

0
335

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-1 Oktoobar waa Maanta Dunida laga xusayaa Maalinta weeyeelka aduunka oo ay maanta ku asteysan tahay, waa sannad-guurada 30-aad ee Kasoo Wareegatay Maalinta Caalamiga ee Dadka Waayeelka ama Dadka waaweyn.

14-kii Diseembar 1990, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu 1-da Oktoobar u aqoonsaday iney tahay Maalinta Caalamiga ee Dadka Waayeelka ah, Tan waxaa ka horreeyay dadaallo ay ka mid yihiin Vienna Plan of Action on Aging, kaas oo ay ansaxiyeen Golaha Adduunka ee Gabowga 1982 isla markaana ay isla sannadkaas ansixiyeen Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here