Warbixin:Maalinka Dalxiiska adduunka

0
379

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinta dalxiiska adduunka waxaa la xusaa guud ahaan caalamka 27 bisha 9  sanad kasta hadaba dalkeena soomaaliya ayaa waxa uu leeyahay goobo kala duwan oo lagu dalxiiso,taasoo jirta hadana waxaa deegaanada Jubbaland ka dhisan ururka hormarinta dalxiisa kuwaas oo soo qaban-qaabiyey munaasbada lagu xusayey maalinta dalxiiska.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here