Warbixin:Kismaayo Dumar sameeya cunnooyin fudud

0
278
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweekan oo horay ubaratay cunta karinta ayaa hada sameeya cuntooyinka fud-fudud sida doolshaha iyo noocyada kala duwan ee roodiga oo ay hab casri ah usameeyaan.

Dumarkan ayaa cuntooyin ay sameeyaan waxaa ka iibsada qaybha kala duwan ee bulshada reer Kismaayo, hooyooyinkan ayaana shaqadan kamaareeya noloshooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here