Warbixin:Haweenka ka shaqeeya Dhismaha

0
273

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka ayaa ah kuwo duruufo adag ku shaqeeya kuwaas oo aan la mid aheyn ragga ka shaqeeya dhismaha madaama iyagu ay yihiin Hooyooyin,haddana waxay noloshu ku qasabtaa iney ay nolol maalmeedka u soo dhiciyaan caruurtooda iyo qoysaskooda.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here