Warbixin:Geel-jire ka warbixiyay Faa’iidada uu Geella leeyahay

0
538

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Geella waa mid ka mid xoolaha la dhaqdo,waxaa uuna ka mid yahay xoolaha ugu manaafacaadka badan dunida, waxaa manaafacaadkiisa ka mid caanihiisa oo loo iib keeno suuqyada waaweyn ee caanaha lagu iibiyo iyo waliba hilibkiisa oo lagu iibiyo suuqyada hilibka kaas oo ka mid ah hilibka loogu cunista badan yahay.

Maxamed Cabdulahi Yuusuf waa wiil dhalinyaro ah oo mudo 15 sano raacayey Geella, waxaa uu ka waramay faa’iidada uu leeyahay geella iyo waxyaabihii uu kala kulmay mudadii uu raacayey.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here