Warbixin:Faa’iidada uu Jimicsiga u Leeyahay Jirka

0
363
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo waxa ay sanadiihii u dambeeyay bulshada deegaanka ay sameenayeen hormarro kala duwan,iyadoo magaalada Laga hirgaliyey goobo lagu sameeyo Jimicsiga.
qaar ka mid ah dhalinyarada taga xarunta jir dhiska maclin Jaamac ayaa waxa ay inooga warbixiyeen wax yaabaha ay ka faa’iideen Jiimka iyo caqabadaha ay kala kulmeen.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here