Warbixin:Faa’iidada ay Bulshada u leedahay Saliid Macsarada

0
799

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saliid Macasarta ayaa loo isticmaalaa in cuntada lagu darsado lana marsado, waxaa laga sameeyaaa Sisinta, Saliidda Macasarada  marka laga miiro waxaa soo hara qolof loo yaqaan maankaal,waxaana la siiyaa xoolaha, Saliidsa inta badan waxaa aad laga isticmaalaa meelo badan sida  Soomaaliya,Hindiya iyo Shiinaha sidoo kalena waxaa si weyn looga qaadaa gudaha Dalkeena iyadoo la geeynayo dalalka aan dariska nahay.

Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah dhalinyarada ka shaqeeya Makiinadaha lagu shiido Saliidda Macasarada ee ku yaallo magaalada kismaayo, kuwaasoo inooga warbixinaya sida ay u shiidaan iyo faa`iidada ay leedahay Saliida Macsarada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here