Warbixin:Dowrka dhalinyada Kismaayo ee Doorashooyinka soo socda

0
260
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ayaa ah kuwo saameyn ku yeeshay waayadii dambe hormarinta dalka iyagoo ay jiraan dhalinyaro badan oo kusoo baxay doorashooyinka sida kuraasta baarlamaanka iyo kuwo wasiirada ee dalka.

Dhalinyarada ayaa waxa ay sheegeen in doorashooyinka soo socdo ay yihiin kuwo guul weyn ay ka falinayaan maadaama ay aaminsanyihiin  in waqtigaan la joogo uu yahay waqtigii dhalinayarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here