Warbixin:Doorka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ee wacyi-gelinta Covid-19

0
284

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo cudurka Karoona Fayras  uu sameeyn badan ku yeeshay bulshada ku nool magaalada kismaayo,ayaa hada waxaa hoos u dhacay kiisaska xanuunka safmarka ah ee Covid-19.

Maxammed Cabdulalah waa madaxa xog aruurinta Wasaaradda Cafimaadka Jubbland,  wuxuu Idacaadda Waamo uga warbixiyay doorka ay wasaarada ka qadatay ka wacyigelinta cudurka  Safmark ah ee Covid-19.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here