Warbixin:Dhalinyaro Nolosha Qoysaskooda ka maareeya Dhisidda Guryaha

0
334

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-ka shaqeynta dhismaha Guryaha ma ahan shaqo fudud,waxaa dhiso inta badan dhalinyaro da` dhexaad ah kuwaaso ka raadiyo nolol maalmeedka qoysaskooda.

Hadaba qaar ka mid ah dhalinyaradaas oo aan kula kulmay goob ay ka socotay dhisme Guri  ayaa  waxay iiga warbixiyeen sida ay nolashood uga mareyaan iyo qaabka ay wax u dhisaan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here