Warbixin:Dhalinyaro ku nool magaalada Kismaayo oo ciyaara Pess,ka Taleefoonada

0
232

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyro badanoo ku nool magaalada Kismaayo ayaa ciyaara Konaamiga League ama Pess,ka Taleefanada oo  ay aad u jacel yihiin qaarkoor in ay ciyaaraan,waxaana idinkaga diyaarinay warbixin xiiso badan.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here