Warbixin:Dhalinyaro ka shaqeeysta dhaqidda Gawaarida

0
342

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ka jira dhalinyaro badan oo siyaabo kale duwan ku mareeeya nolashooda,Dhalinyrada ku dhaqda Gaawirada barxadda weyn ee Olompic ayaa iskugu jira kuwa ku biila reerahooda halka kuwa kale ay ka raadsadaan waxyaabaha ay ku maareeyn lahayeen nolashooda.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here