Warbixin:Dhalinyarada Cilad bixisa Taleefanada Gacanta

0
371

Kismaayo(Idaacada Waamo)Qaar ka mid ah dhalinyarada baratay sameynta ama cilad bixinta moobeelada ee ku shaqeysta oo ku nool magaalada kismaayo ayaa waxay ka waramayaan shaqooyinkooda maalin laha ah iyo waxa iska badalay nolashoodii hore inta aysan baran xirfadan ay haatan ku shaqeystaan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here