Warbixin:Bulshada Kismaayo oo maalmaha Nasashada Waqti ku qaata Xeebaha Magaalada

0
269

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha waa Maalmo Nasasho oo ay bulshada inta badan ay fasax ka yihiin goobaha shaqada iyo waxbarshada.

Maalmahaasi waxa ay  fasaxoodu inta badan ku Qaataan Goobaha nasashada sida xeebaha  badan oo bulshadu siyaabo kala duwan u soo aadaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here