Warbixin:Aaladda Tiktok oo saameeyn ku yeelatay Bulshada Soomaaliyeed

0
260

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tiktok oo looga yaqaan Shiinaha Douyin waa adeeg Shiinaha lagu wadaago muuqaalada ee ay leedahay shirkadda byte dance,Waa nooc caalami ah oo markii hore lagu sii daayay suuqa Shiinaha bishii Sebtember 2016,kii laakiin dunida intiisa kale waxa uu soo gaaray 2017kii,in kastoo dunida inteeda badan waqtigaasi aan si fiican looga aqoonin laakiin waqti yar kadib dunida ayaa si weyn ula jaanqaaday xataa waxa uu soo gaaray Soomaaliya oo wuxuu saameeyey dhaqankii suubanaa ee Soomaalida lagu yaqaanay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here