Warbixin:-Shaqo la’aanta Haweenka Soomaaliyeed

0
321
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan Dumarka soomaaliyeed waa ay ku yar yihiin helista shaqooyinka dowlada iyo ka qayb Galka siyaasada Dalka marka la barbar dhigo Raga.
Haweenka Soomaliyeed ayaa  xilliyadii hore lagu dhaliili jiray in aysan wax baran balse haatan waxaa jira hablo badan oo waxbartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here