Warbixin:-Nadaafad darrada iyo xanuunada ka dhasha

0
351

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurada faafo ayaa ah kuwa saameen ku yeeshay bulshada soomaaliyeed iyadoo ay jiraan dad badan oo xunuunadaasi  jiifa.

waxaa isa soo taraya fariimaha wacyi galinta oo ku aadan sidii loga fogaan lahaa cuduradaasi.

Hadaba Dr Cabdiraxmaan Macalin Xasan ayaa waxa uu ka warbixinayaa saameenta cudurada faafa ku yeelan karaan bulshada.

Sidoo kale Dr cabdiraxmaan ayaa waxa uu ka waramay sida ugu wanaagsan ee loo wacyi galin karo  dadka ku nool kaamamka magaalada kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan, ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here